Guddoomiye Mursal oo xeer jabab ku dhameynaya muranka kala dirista guddiga Maaliyada

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh C/raxmaan ayaa dib uga laabtay mucaaradnimo uu kala hor yimid qorshaha madaxda Dowladda Federaalka taasoo dhalisay in siyaasiyiinta mucaaradka ay si weyn u soo dhoweeyaan. Mursal ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo kala dirista Guddigii Maaliyadda ee uu ku dhaqaaqay guddoomiye ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa sidoo kale … Continue reading Guddoomiye Mursal oo xeer jabab ku dhameynaya muranka kala dirista guddiga Maaliyada